Rooble oo la kulmay Xoghayaha Arrimaha dibadda Britain

Rooble oo la kulmay Xoghayaha Arrimaha dibadda Britain

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Britain , Dominic Raab.

Kulanka ayaa waxaa ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ,Arrimaha Amniga, xaaladda siyaasadeed iyo doorashooyinka Soomaaliya iyo la dagaalanka Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Dowladda UK uga mahadceliyay taageerada Soomaaliya ay siiso oo leh dhinacyo kala duwan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0