Ra’iisul Wasaare Rooble oo la dardaarmay shaqaalaha Wasaarada Cafimaadka

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la dardaarmay shaqaalaha Wasaarada Cafimaadka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Booqasho ku tegay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka iyo D

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)
Musharixiinta Koonfur Galbeed oo khudbadahooda jeedinaya (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Magaalada Baydhabo ku Booqday ciidamo Booliis ah oo tababar Ku Jira

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Booqasho ku tegay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda.

Wasiirka Wasaaradda Caafimadka Dr. Fowsiya Abiikar Nuur, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafmaadka Dr. Axmed Macalim Xussen, Agaasimayaasha iyo dhamaan Shaqaalaha Wasaaradda ayaa si wadajir u ah usoo dhaweeyay Ra’iisal Wasaaraha.

Ra’iisul Wasaare Eng . Maxamed Xuseen Rooble ayaa mid mid u booqday xafiisyada ay shaqaalaha Waasaaradda ku shaqeeyaan isagoo bogaadiyay Shaqada ay u hayaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Dhabar adeygii ay muujiyeen ee la dagaalanka caabuqa Covid19 iyo joogteynta Adeegyada Guud ee Caafimadka bulshada.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu dambeyntii ku dhiiri galiyay shaqaalaha iyo Madaxada wasaaradda inay sii laba jibbaaraan shaqada ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: