Ra’iisul Wasaare Khayre oo La kulmay Xildhibaan Pekka Haavisto  (Sawiro)

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo La kulmay Xildhibaan Pekka Haavisto (Sawiro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan Pekka Haavisto oo ka tirs

Ciidanka dowladda oo Shabaab kala wareegay degaano cusub
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Xukuumadda Somaliland oo mamnuucday in xilligaan banaanbax la sameeyo

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan Pekka Haavisto oo ka tirsan baarlamaanka Finland, khabiirna ku ah arrimaha Soomaaliya iyo geeska Afrika, kana oo shaqeeyay machadka Nabadda dalkaas.

Ra’iisul wasaaraha iyo xildhibaan Pekka Haavisto ayaa ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha cafinta daymaha, dib-u-eegista dastuurka, hannaanka diiwaan gelinta xisbiyada dalka iyo doorashooyinka la filayo dalka in ay ka qabsoomaan 2020.

Pekka Haavisto ayaa hoggaanka dawladda Soomaaliya ku ammaanay sida ay uga go’antahay dib usoo kabashada Soomaaliya, waxa uuna sheegay in dawladda Filand ay ku garab taagantahay ka mira dhalinta himmilooyinka ummadda Soomaaliyeed.

—DHAMMAAD—-

 

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • nuurkanederland 5 years ago

    HA LA GAARSIIYO DIGNIINTAYDAAN WIILASHA GALGALA KU JIRA.
    I=ISRAELI
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICES.
    ISIS is PRO-ISRAELI(SUICIDE PROJECT & ISRAELI PLANS)=(PLAN 1980 GREATED ISRAELI PROJECT)

  • HA LA GAARSIIYO DIGNIINTAYDAAN WIILASHA GALGALA KU JIRA.
    I=ISRAELI
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICES.
    ISIS is PRO-ISRAELI(SUICIDE PROJECT & ISRAELI PLANS=PLAN 1980 

DISQUS: