Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Qatar

HomeWararka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu amba baxay magaalada Doxa

Boosaaso: Beelaha Cali salabeen oo cod dheer ku tageeray doorashada dumuqraadiyada
Madaxwaynaha Mareykanka oo u hanjabay Turkiga
Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu amba baxay magaalada Doxa ee dalka Qatar.

Wafdiga oo uu qeyb ka yahay Guddoomiyaha Banggiga Dhexe ee dalka ayaa garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa kasii sagootiyey Xubno ka tirsan labada Golle ee Dowladda Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa dhowr jeer ku laab laabtay dalka Qatar oo saaxiib dhow la ah dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo, waxaana la filayaa in uu la kulmo Madaxda dalkaas.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: