Ra’iisul Wasaaraha oo maalinta Arbacada si rasmi ah ufuri doona Shirka Dhuusamareeb

HomeWararka

Ra’iisul Wasaaraha oo maalinta Arbacada si rasmi ah ufuri doona Shirka Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay ku hoyday magaalada Dhuusamareeb ayaa maalinta Arbacada daah furi doon

Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)
Warbixinta Tartan & Tacliin: Muntada Qardho fkf Al-Waaxa Garoowe iyo An-Nuur Badhan …
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay ku hoyday magaalada Dhuusamareeb ayaa maalinta Arbacada daah furi doona Shirka dib u heshiisiinta Beelaha dega Galmudug.

waxa uu kulamo la qaatay Ra’iisul Wasaaraha ergooyinka shirka ka soo qayb galaysa ee ka kala timid deegaanada Galmudug.

Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in kulamada Ra’iisul Wasaaraha looga hadli mdoono dardar-gelinta Galmudug mideysan oo loo dhan yahay,isla markaana Ra’iisul Wasaaraha uu rajeynayo in wax badan uu kusoo kordhin doona dib ugu soo laabashadiisa Magalada Dhuusamareeb.

Kheyre ayaa 45 maalmood ku sugnaa deegaanada Galmudug si loo dhis maamul midaysan oo ka taliya dhamaan deegaanada Galmudug.

Dhamaan ergada ka soo qabgalaysa shirka ayaa waxa ay shalay soo gaareen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta mamaulka Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: