HomeUncategorized

Radio Hirad, Baahin Jimce 14 June- -2013,

4-Caruur ah oo ku dhimatay dab qabsaday kaam barakacayaal ah oo kuyaala magaalada Garoowe, 5 qof oo ka shaqaysa tahriibinta dadka oo lagu qabtay Wajaale, Wargeys kasoo baxa Hargeysa oo la xanibey, Dawlada Federalka oo ku hawlan qabashada shir lagaga hadlayo arimaha Jubbaland, iyo Saamaynta qabyaaladu kuleedahay Somaliland

Xildhibaanada Kenya oo dalbaday in Madaxweyne Obama uu Khudbad ka jeediyo Baarlamaanka
Martisoor – 21 Febraayo 2017
”Annagu masaajidda weerar kuma nihin balse ciddi naga gashaa waan ka daba galaynaa”, Gen, Muxiyadiin Axmed Muuse.

4-Caruur ah oo ku dhimatay dab qabsaday kaam barakacayaal ah oo kuyaala magaalada Garoowe, 5 qof oo ka shaqaysa tahriibinta dadka oo lagu qabtay Wajaale, Wargeys kasoo baxa Hargeysa oo la xanibey, Dawlada Federalka oo ku hawlan qabashada shir lagaga hadlayo arimaha Jubbaland, iyo Saamaynta qabyaaladu kuleedahay Somaliland

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: