Qarax lagu dhaawacay Guddoomihii Gobalka Shabeelaha Hoose

Qarax lagu dhaawacay Guddoomihii Gobalka Shabeelaha Hoose

Waxaa Maanta duleedka Magaalada Muqdisho Qarax Miino lagula eegtay gaari uu saarnaa Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose.

Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre, Gudoomiyaha degaanka Ceelasha Biyaha ayaan Xasan ayaa labaddaba waxaa soo gaaray dhaawac.

Askari ka tirsan ilaaladda Gudoomiyaha ayaa ku dhintay Qaraxaasi waxaana sidoo kale ku dhaawacmay Lix kale oo ka tirsanaa Ilaaladda Guddoomiyaha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0