PUNTLAND OO SHEEGTAY INUU BAAQDAY KULAN DHEXMARI LAHAA  BEESHA CAALAMKA & DOWLAD GOBALEEDYADA (Akhriso)

HomeWararka

PUNTLAND OO SHEEGTAY INUU BAAQDAY KULAN DHEXMARI LAHAA BEESHA CAALAMKA & DOWLAD GOBALEEDYADA (Akhriso)

Puntland ayaa xaqiijisay inuu baaqday kulan la filayeey maanta inuu dhexmaro Shanta Madaxweyne Dowlad Goboleed iyo Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+.

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Madaxweynaha Hirshabeelle, “Cunaqabatayn Diidnay!”
DOOLOW: DEGMO DHISMAYSA & DEDAALO HORUMAR OO SOCDA (daawo)

Puntland ayaa xaqiijisay inuu baaqday kulan la filayeey maanta inuu dhexmaro Shanta Madaxweyne Dowlad Goboleed iyo Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+.

Maxamed Cabdiraxmaan (Dhabancad) Wasiirka arimaha Gudaha Puntland, ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay is hortaagtay shir lagu waday in uu furmo galbta, ka dib markii ay ka baaqsadeen qaar ka Mida Maamul Goboleedyada.

Wasiirka Waxaa uu sidoo kale sheegay in tani tahay carqaladeynta dadaallada la doonaayo in dalka ay uga dhacdo doorasho lagu wada qanacsan yahay.

Magaaladda Muqdisho waxaa wali ka socda kulamo xal laguu ridaaninayo Arrimaha doorashooyinka dalka,walina majiro is fahan wali laga gaaray Arrimaha doorashooyinka dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: