Puntland oo degaanadda Gobalka sanaag Mashaaric hormarineed ka fulisay (dhegayso/daawo)

HomeWararka

Puntland oo degaanadda Gobalka sanaag Mashaaric hormarineed ka fulisay (dhegayso/daawo)

Agaasimaha guud ee wasarada shaqada shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha Dawlada Punland Axmed Cabdalla Tigaana oo waraysi siinayay Radio Daljir ay

Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda oo Dhagax dhigay MCH ka degmada Wadajir.
Xubinta sicirka iyo suuqa Buhoodle
Jaamacadda Badda Cas Boosaaso oo soo dhaweyn u samaysay Arday Qalin Jabisay (dhegayso)

Agaasimaha guud ee wasarada shaqada shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha Dawlada Punland Axmed Cabdalla Tigaana oo waraysi siinayay Radio Daljir ayaa sheegay in Dawladda Puntland ay Maashriic iyo addeegyo bulsho ay gaarsiisay dhammaan Deegaamada gobolka sanaag.

Agaasime tigaana ayaa tilmaamay in horrumar baaxadle uu ka socdo gobolka taasi oo ay waddaan dadka deegaanka iyo dawladda Puntland.

Halkan kadaawo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: