NFD Soomaaliya sidee ku noqotay Waqooyi Bari Kenya (dhegayso)

NFD Soomaaliya sidee ku noqotay Waqooyi Bari Kenya (dhegayso)

Waxaa sii kordhaya cadaadiska iyo hanjabaadaha siyaasadeed ee dowladda Kenya ay ku hayso Soomaaliya iyo sheegashada dhulka Soomaaliya, ayada oo shalay ay dowladda Kenya ku goodisay haddii aan sheegashada Kenya la aqbalin oo waliba raalligelin la soo raacin in Kenya ay Soomaaliya ku soo rogi doonto cunaqabatayn.

Haddaba su’aasha maanta taagan baa waxay tahay “sidee ku dhuminay NFD maantana qarka loo saaranyahay in la dhumiyo qaybo horleh oo kamid ah dhulka Soomaaliya?”

Kaga bogo warbixinta hoose, kuna sii xiji hoos MAANHADAL iyo maanta.

 

Hoos ka dhegayso

MAANHADAL: Khilaafka Kenya iyo Soomaaliya 1960kii illaa maanta (dhegayso | daawo)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 5 years ago

    NUURKA.
    POLITICAL ANALYST.
    KHABIIR KU TAQASUSAY ARIMAHA ARGAGAXISADA.
    ——————————…..
    NFD WAA SOO CELINAYNAA KENYANA WAXAY NOO SAMAYSAY JIDKII AANU KU SOO CELIN LAHAYN NFD.
    —_————–….
    OK.HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII:-
    ISIS,ALSHABAB,ALQACIDA IWM WAXAA LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & IN LAGU BURBURIYO DUNIDA MUSLIMKA.
    SIMPLE:TUSAALE FUDUD:-
    1/DONALD TRUM SAY:(OBAMA HE FOUNDED OF ISIS.)
    2/ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    3/ISIS LEADER (AKA ELLIOTE SHIMON)HE IS ISRAELIAN INTERNATIONAL TERRORIST.IS NOT MUSLIMS.GO FUCK YOUR SELF.
    3/ISRAELI DID 9/11(4000 JEWISH IS ABSENT 11/9/2001.
    4/MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    5/DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO,100% IN SIDE JOB.
    WE KNOW’s Dealer’s.
    MANA KA DAALAYO QORAALKAAS ILAA INTA ISIS,ALSHABAB AY KU SUGAN YIHIIN SOMALIYA.NINKA IGA DHEERI HA IGA BOODO!!!!!.
    SOMALIDUSE WAY KA BAQDAA BAABABKAAS INAY KA HADASHO SIIBA QURBOJOOGTA!!!
    KA HADALKA QABYAALADASE WAA CIIDOODII.
    DON’T WORRY SOMALIYEEEEEEY.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com