MAANHADAL: Khilaafka Kenya iyo Soomaaliya 1960kii illaa maanta (dhegayso | daawo)

Kulanti wacan dhagaystayaal ku soodhawadda barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan ku falanqeyn doono siyaasadda khilaafka Soomaaliya iyo Kenya iyo damaca ballaaran ee Kenya kuna aaddan badda Soomaaliya. Shalay oo Khamiis ahayd dawladda Kenya ayaa mar labaad ka hadashay xiisaddaas kuna eedeysay Dowladda Federalka Soomaaliya in ay dunida marinhabaabinayso. Kenya ayaa sheegatay in aysan ka tanaasuli doonin taako kamid … Continue reading MAANHADAL: Khilaafka Kenya iyo Soomaaliya 1960kii illaa maanta (dhegayso | daawo)