Nabadoonada Gobalka Sanaag oo ka hadlay socdaalkii Madaxweyne ee Gaas ee sanaag (dhegayso)

HomeWararka

Nabadoonada Gobalka Sanaag oo ka hadlay socdaalkii Madaxweyne ee Gaas ee sanaag (dhegayso)

Afhayeenka Nabadoonada gobolka Sanaag nabadoon Cabdiqani Max’ud Faarax ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir waxa uu kaga hadlay safarkii Madaxweynaha P

LAASCANOOD: Beesha Cali Garaad ayaa maanta ku wareejiyeey Gudduga 33da SSC-KHAATUMO deeq xoolo ah
Taliye Faarax Qare: “Illaa hadda 26 kunteenar oo sun ah ayaa lagu arkay badda Soomaaliya (daawo)
Ciidamada NISA oo xiray siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Afhayeenka Nabadoonada gobolka Sanaag nabadoon Cabdiqani Max’ud Faarax ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir waxa uu kaga hadlay safarkii Madaxweynaha Puntland C/wali Max’ed Cali Gaas uu dhawaan ku tagay magaalada Baran ee xarunta gobolka Sanaag Bari. Safarkaas oo ahaa kii ugu horreeyey ee madaxweyne Puntland xil ka haya uu ku tago halkaas.

Nabadoon C/qani ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin dareenka bulshada deegaanadaas ee la xiriira safarka madaxweynaha, sheegashada Somaliland ee gobolkaas, dilkii AU Suldaan Xasan Cali Jibriil iyo arimo kale.

Afhayeen oo jooga magaalada Baran ayaa khadka telefoonka ugu warramay Axmed Sh. Max’ed ‘Tallman’ oo ku sugan studiyeheena Daljir Bossaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: