HomeUncategorizedBarnaamijyada

Musharixiinta madaxweynaha oo maanta yeelanaya dood culus.

Muqdisho, Feb 06 2017-Dooda musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu dhawaaqay in dib loo qabanayo maanta oo Isniinta ah.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman.
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Muqdisho, Feb 06 2017-Dooda musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu dhawaaqay in dib loo qabanayo maanta oo Isniinta ah.

Doodan oo hore la isugu khilaafay isla markaana la laalay ayaa mar kale la go’aamiyay in la qabto, waxaana musharixiinta loo qeybiyay laba qeyb oo midkiiba ay tahay 11 iyo 12 musharax.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: