MUQDISHO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo sharciyo Muhiim ah saxiixay

MUQDISHO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo sharciyo Muhiim ah saxiixay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya hirgelinta hannaan dowladnimo oo ku dhisan sharci iyo xeerar nidaamiya hay’adaha iyo awoodda dowladda ayaa saxiixay Sharciga Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Sharciga Korontada iyo Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman.

“Dal casri ah oo qawaaniintu sareyso ayaan rabnaa, dalkani dowladiisa tilaab kasto oo ay qaadeyso hadey hormar tahay, amni tahay, siyaasad tahay dhamaan waxaa ay ku saleysnaanayaan sharciyo.”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0