Mid kamid ah Gabdhaha xildhibanada cusub ee jubbaland oo daljir la hadashay (dhegayso|daawo)

HomeWararka

Mid kamid ah Gabdhaha xildhibanada cusub ee jubbaland oo daljir la hadashay (dhegayso|daawo)

Foos Cali Cabdiraxmaan oo kamid ah gabdhaha cusub ee Barlamaanka jubbaland ee shalay la dhaariyey horeyna uga mid ahayd bahda warbaahinta Somaliyeed o

Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)
Warka DDM iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed (Daawo)
Ra’isal Wasaare Rooble: “Waxaa ayaan daro ah in 2021 iyadoo lagu jiro uu qof sheegto inuu qabsaday magaalada Muqdisho & inaan dawlad dalka ka jirin,” (daawo)

Foos Cali Cabdiraxmaan oo kamid ah gabdhaha cusub ee Barlamaanka jubbaland ee shalay la dhaariyey horeyna uga mid ahayd bahda warbaahinta Somaliyeed oo daljir waraysi siisay ayaa ka hadashay howlaha shaqo ee horyaala.

waxay sheegtay inay sugayaan shaqooyin baddan isla markaana u mahadcelinayso guddiga doorashooyinka inay ilaaliyeen qondada haweenka.

Arrimo badan oo la xiriira shaqadda horyaala Barlamaanka cusub ee jubbaland ayeey uga warantay Wariye Axmed sheekh Maxamed (Tallman)

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: