HomeWararka

Maxay kawada hadleen Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre iyo Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Soomaaliya

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda

Maxkamadda Gobalka Galgaduud oo xukun ku riday nin lagu eedeyeey kufsi gabar yar
Maamulka Somaliland oo deganadeeda ku xirtay xildhibaano
Madaxweyne Farmaajo oo shahaado sharaf guddoonsiiyay Xaaf iyo Sheekh Shaakir

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Soomaaliya Mudane Mohamed-Rashid Ibrahim Yuusuf, ayaa kala hadlay adkaynta xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya labada dal iyo labada shacab.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Jabuuti ay tahay dal walaal ah oo xiliyo adag soo garab taagnaa Soomaaliya, isla markaana ay xukuumaddiisu sii amba-qaadi doonto xoojinta xiriirka labada dal, isagoo uga mahadceliyey taageeradooda walaaltinimo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: