Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni & Wakiil James Swan? (daawo)

HomeWararka

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni & Wakiil James Swan? (daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne KuXigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Ergeyga Gaar ka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Mr James Swan. Hoos ka daawo Kulanka.

Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddiga dib u habeynta Hay’addaha dowladda ee gobolka Mudug
Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo maanta Khudbadahooda Jeedinaya
Wasiiro ka tirsan Maamulka Somaliland oo Madaxweyne Farmaajo u hanjabay (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne KuXigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Ergeyga Gaar ka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Mr James Swan.

Hoos ka daawo Kulanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: