Maxaa looga hadlay Shirka Golaha wasiirada Puntland ee maanta?

HomeWararka

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha wasiirada Puntland ee maanta?

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo ka dhacay magaalada Garowe.

Maxaa ka soo baxay kulan Sannadeedkii Golaha Wasiirrada ee Soomaaliya ? Akhriso
Munaasabadda xuska sanad-guurada 22-aad ee Aasaaskii Puntland oo Gaalkacyo lagu qabtay
Puntland celebrates its 25th anniversary

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo ka dhacay magaalada Garowe.

Shirka ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Dugsiyada Quraanka ee Puntland, Xaaladda COVID-19, Nabadaynta Shiqaaqadii Saax-maygaag iyo Siyaasadda Biyaha.

Shirka Golaha Wasiirada waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

Golaha ayaa ku dooday xaaladda Dugsiyada Quraanka lagu barto ee Puntland, Iyadoo ugu danbeyn Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni uu guddi heer Wasiir ah u saaray dib-u-habeynta iyo horumarinta Dugsiyada quraanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0