Masuuliyiin u Madaxweyne Gaas shaqadda ka Eryay oo beeniyaay in musuq maasuq ku dhaqaaqen (dhegayso)

Masuuliyiin u Madaxweyne Gaas shaqadda ka Eryay oo beeniyaay in musuq maasuq ku dhaqaaqen (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shaqadii ka eryay qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland kaddib wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa.

Hadaba Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo khayaradka Badda Puntland oo shir Jaraa’id ku qabtay bosoaaso ayaa beeniyaay in uu ku dhaqaqay ama lagu helay Musuq maasuq.

Warbixintan Wariye Xasan heykal ayaa Kaso jeedinaya Xarunta daljir Boosaaso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0