Mareykanka  oo cunaqabateyn ugu hanjabay DFS

HomeWararka

Mareykanka oo cunaqabateyn ugu hanjabay DFS

War saxaafadeed ka soo baxay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa lagu sheegay si is daba joog ah ay horay ugu adkeeyeen inay muh

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
GAROWE: HAB CASRI AH OO GAADIIDKA LOO CILAD BIXINAYO (daawo)
Warka Caweysin iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

War saxaafadeed ka soo baxay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa lagu sheegay si is daba joog ah ay horay ugu adkeeyeen inay muhiim u tahay nabada, xasiloonida, barwaaqada, iyo dowladnimada Soomaaliya in Dowlada Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka ay gaaraan heshiis la isku raacsan yahay oo ku saabsan dariiqa loo marayo geeddi socodka doorashooyinka.

“Waxaan sidoo kale si cad u sheegnay in Mareykanku uusan taageerin kordhinta amar bixinta iyada oo aan taageero ballaaran laga helin daneeyayaasha arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya, sidoo kale Mareykanku ma taageerayo hannaanka doorashooyinka ee isbarbar socda ama qeyb ahaan ah”ayuu yiri Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka.

Diiwaanka wararka
Radio Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: