Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dabkii ka kacay Suuqa Banaadir

HomeWararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dabkii ka kacay Suuqa Banaadir

Madaxweynaha Jamhruuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa oo ka hadlay dabkii xalay ka kacay Suuqa Banaadir ayaa xanuu

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar | Daljir Gaalkacyo (daawo)
Jaamacadda Bariga africa Boosaaso oo lagu qabtay kulan looga soo horjeedo Goaankii Trump ee Qudus (dhegayso+Sawiro)
Dowladda Imaaraadka oo Bilowday Masaafurinta Soomaalida iyo Ganacsato Boosaaso Lagu Soo Dejiyey (dhegayso)

Madaxweynaha Jamhruuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa oo ka hadlay dabkii xalay ka kacay Suuqa Banaadir ayaa xanuunka la qeyb sadayganacsatada Soomaaliyeed ee hantidoodii ku gubatay dabkaas.

” Waxa aan xannuunka iyo dhibka la Wadaagayaa ganacsatada Soomaaliyeed ee hantidoodii ku gubatay dabkii xalay ka kacay isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho kuna fiday goobaha ganacsi ee u dhow ayuu yiri” Madaxweynaha.

Sidoo kale wuxuu sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in Musiibada dabku ay ka mid taha6 Arrimaha uga baahan maareynta, isla markaana xilligeeda iyo xalkeeda ay gaari doonaan.

Khasaaro hantiyadeed oo aad u farabadan ayaa ka dhashay dabkii ka kacay Suuqa kuyaalla Banaadir, waxaana horay uga hadlay Ra’iisul Wasaare Rooble, Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Siyaasiyiinta Mucaaradka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: