Madaxweyne Qoor Qoor oo booqday degaanka Ardo, halkaas oo uu kula kulmay odayaasha iyo waxgaradka deegaanka.

HomeWararka

Madaxweyne Qoor Qoor oo booqday degaanka Ardo, halkaas oo uu kula kulmay odayaasha iyo waxgaradka deegaanka.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhulka ah ku maraya deegaano katirsan Gobolka Galgaduud

Saaka & Dunida iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
HABKA WANAAGSAN EE BEERASHADA
Burcad-baddeedii Soomaalida ee afduubatay Markabkii MV Ruen oo la geeyay Hindiya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhulka ah ku maraya deegaano katirsan Gobolka Galgaduud, ayaa booqday degaanka Ardo, halkaas oo uu kula kulmay odayaasha iyo waxgaradka deegaanka.

Odayaasha iyo wax garadka deegaanka ayaa madaxweynaha waxaa uu ka dhagaystay warbixinno iyagoona odayaasha xusay in dadka deegaanka ay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

War kasoo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in Safarka madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye uu ku marayo deegaanada Gobolka Galgaduud ayaa lagu sheegay in ujeedkiisu uu yahay u diyaar garowga dowlad iyo shacabba sidii deegaanadaas looga saari lahaa Al-Shabaab

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: