Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Ali Dahir Eid  oo Hambalyo u diray Dhalinyaraddi kusoo baxday doorashaddi Maraykanka.

HomeWararka

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Ali Dahir Eid oo Hambalyo u diray Dhalinyaraddi kusoo baxday doorashaddi Maraykanka.

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu siddan ku yiri" Waxaan hambaliyo u dirayaa dhamaan masuliyiintii Somalida ahaa ee ku guulaystay do

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 5aad Covid-19 (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)
Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 44aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu siddan ku yiri”

Waxaan hambaliyo u dirayaa dhamaan masuliyiintii Somalida ahaa ee ku guulaystay doorashadii America ka dhacday

Ismail Mohamed State Rep. District
Munira Abdullahi State Rep District 9
Eng. Mohamud Jama State Senate HD26
Shirwa Hosh Central committee Ward66
Hassan idirees Central Committee Ward83.

Mar-labaad waan Hambaliyaynaya dhalinyaradaa kor uqaaday Magaceena iyo Sharafteena oo aan ka rajaynayno insha alah guulo kuwaan ka waaweyn sanadaha soo socda.

Sido kale waxaan u hambaliyaynaya Masuliyiinta kale ee so bandhigay Campaign ka quruxda badan ee nasiibku ka hiiliyay waxan leeyahay Hambaliyo
waad dadaasheen

Dhinaca kale arinkaan waa tusaale cad oo muujinaya in qof walba uu gaari karo hiigsigiisa haddii uu layimaado dadaal iyo dulqaad.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: