Madaxweyne Ku Xigeenka PL Camey : ” Beelaha Cagaare ku dagaalamaya si deg deg ah dagaalka ha u joojiyeen  ” (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Ku Xigeenka PL Camey : ” Beelaha Cagaare ku dagaalamaya si deg deg ah dagaalka ha u joojiyeen ” (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Camey oo Waraysi sinayaay Radio daljir ayaa ka hadlay dagaalka kasocda howdka gobalka sool

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Qiimaha shidaalka ee Puntland iyo sarifka doolarka oo aad kor ugu kacay iyo shacabka oo ka hadlay (dhegayso)
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Camey oo Waraysi sinayaay Radio daljir ayaa ka hadlay dagaalka kasocda howdka gobalka sool ee Cagaare,isago tacsi u diray dadkii ku dhintay dagaalkas.

Camey ayaa sheegay in Puntland diyaar u tahay inay ka qayb qaadato baajinta dagaalka u dhaxeeya beelaha wadda daga degaanka,wuxuuna ugu baaqay beelaha walaalaha ah inay si deg deg ah ku joojiyaan dagaalka.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey ayaa sido kale sheegay in dagaalka beelaha ee kasocda Cagaare aysan kujirin gacma shisheeye,wuxuna u jeediyaay baaq nabadeed.

Hoos kadhegayso Waraysiga wuxuna u waramay Wariye Jamaal Faarax Aadan

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: 0