Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay Bahda Caafimaadka

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay Bahda Caafimaadka

Kulankaan oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Galmudug, ayaa waxaa diiradda lagu saarayay sidii xirfadlayaasha Caafimaadku uga qayb qaadan lahayeen ka w

Sidde looga ciiday Magaaladda Xarfo ee gobalka Mudug?
Guddoomiyaha degmadda Xarfo oo sheegay inuu xanuunka COVID-19 uu saamayn ku yeeshay Bulshadda (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulankaan oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Galmudug, ayaa waxaa diiradda lagu saarayay sidii xirfadlayaasha Caafimaadku uga qayb qaadan lahayeen ka wacyigalinta Bulshada iyo latacaalida Cabuqa COVID19 ee ku faafaya Deeganada Dowlad Goboleedka Galmudug.

Cali Ciid ayaa ku ammaanay bahda Caafimaadka sida naf hurnimada ah oo ay ula tacaalayaan Cabuqa COVID19, iyo sida ay uga go,antahay samata bixinta Shacabka Galmudug.

Ugu danbeyntii Madaxweyne Ku xigeenka ayaa faray Guddigga #Covid19 ee heer Galmudug in ay dardar galiyaan shaqada ay u hayaan Shacabka Galmudug.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: