Madaxweynaha Puntland oo Xariga ka jaray Hotel Casri ah (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Xariga ka jaray Hotel Casri ah (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray Hotel Martisoor, oo ah Hotel Casri ah oo laga hirgeliyay Caasimadd

BADBAADO | Doorka dhallinta ee Nabadeynta & Dimoqraadiyenta Dalka
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray Hotel Martisoor, oo ah Hotel Casri ah oo laga hirgeliyay Caasimadda Garoowe.

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa bogaadiyey Ganacsatada Hotel kan Casriga ah Hirgalisay, waxaana uu ku dhiirigeliyay dhammaan Ganacsatada in kor loo qaado maalgashiga dalka.

Xarig jarka kadib, wuxuu Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni uu dadweynaha kala qeybgalay Xafladda furitaanka Hotel Martisoor, kulanka sidoo kale waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Madaxweynihii hore ee Puntland Senator Cabdiraxmaan Faroole, Xubnaha Goleyaasha Dowladda Puntland, Hogaan dhaqan, Ganacsato, Culimo, Ururada Bulshada, Qurbojoog iyo Dadweyne kale.

Diwaanka Wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: