Madaxweynaha Puntland oo guddoomiyeey shir deg deg ah

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo guddoomiyeey shir deg deg ah

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda Shir-guddoominaya Shir gaar ah oo looga hadlayo xal u helida cabashooyinka l

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dardaaran u jeediyeey Ciidamo Katirsan DFS oo tababar uga socdo Jabuuti
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda Shir-guddoominaya Shir gaar ah oo looga hadlayo xal u helida cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga.

Kulanka oo uu Madaxweynaha ku weheliyo Madaxweyne Ku-Xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa ka qeybgalay Madaxweynihii hore Senator Cabdiraxmaan Faroole, Masuuliyiinta Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha, Maaliyadda, Ganacsiga iyo Qorsheynta, Bangiga Dowladda, Wasiiradii hore ee Maaliyadda Faarax Cali Shire iyo Cabdullaahi Shiikh.

Sidoo kale waxaa kulanka waxaa ka qeybgalay Khuburo ku xeeldheer arrimaha dhaqaalaha, La taliyeyaal Madaxweyne , Saraakiil Madaxtooyo, Taliska Ciidamada Booliska, Maamulka Gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe iyo qaar ka mid ah madaxda Jaamacadaha Puntland .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: