Madaxweynaha Galmudug oo Shir kaga dhawaaqay Balanbale (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo Shir kaga dhawaaqay Balanbale (dhegayso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo xalay ku hoyday degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ayaa halkaasi waxaa uu

Xog: Maxaad kala socotaa sababta uu u qabsoomi waayey kalfadhigii Baarlamaanka Puntland ee u dambeeyey?
Mareykanka oo sheegay inuu hayo caddeymo muujinaya in Coronavirus lagu sameeyay sheybaar ku yaala Wuhan
MAANHADAL: Qadar iyo ku luglahaanshaheeda qaraxyada Bossaso (dhegayso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo xalay ku hoyday degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ayaa halkaasi waxaa uu kaga dhawaaqay in la qabanayo Shir dib u heshiisiin ah.

Madaxweyne Qoor Qoor waxaa uu sheegay in degmada Balanbale ay qeyb ka noqon doonta degmooyinka Galmudug ee loo qorsheeyay in laga fuliyo mashaariicyo kala duwan,isla markaana la dhigi doono shir lagu heshiisiinayo beelaha kala duwan ee dega degaannada Galmudug.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: