Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kulan kula qaatay Issimadda dhaqanka SSC-KHAATUMO. (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kulan kula qaatay Issimadda dhaqanka SSC-KHAATUMO. (Sawiro)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Kaariye (Qorqoor) ayaa maanta Magaaladda Muqdisho kula kulmay Wafdi kamid ah Issimadda dhaqanka SSC-KHAATUMO. Waxay iska xog wareeysteen xaaladda guud ee dalka si gaar ahna sidii xal waara loogu helaa arrinta magaalada Laascaanod.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Booqday Jiida Ciidanka ee Duleedka Kismaayo (Daawo)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Dowladda Hoose Garowe oo kashanaysa Ganacsatada oo soo bandhigay Badeecad dhacday (dhegayso+Sawiro)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Kaariye (Qorqoor) ayaa maanta Magaaladda Muqdisho kula kulmay Wafdi kamid ah Issimadda dhaqanka SSC-KHAATUMO.

Waxay iska xog wareeysteen xaaladda guud ee dalka si gaar ahna sidii xal waara loogu helaa arrinta magaalada Laascaanod.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: