Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmay Guddiga doorashooyinka

Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmay Guddiga doorashooyinka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa dalka Turkiga ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, iyada oo siweyn loo soo dhaweeyay.

Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa soo dhaweyn kadib waxaa uu kulan la qaatay qaar kamid ah Guddiga Farsamada Ee ka Baaraan-degida Hannaanka Iyo Habsami-U-socodka Doorashooyinka Dalka.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0