Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Gudoomiyaha gobolka Galgaduud

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Gudoomiyaha gobolka Galgaduud

Madaxweynaha maamulka goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Cilmi Cali Cabdi u magacaabay gudoomiyaha gobolka Galgaduud. Gobolka Galgaduud wax gudoomiye ah ma laheyn tan iyo markii la doortay Madaxweyne Qoorqoor.

Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
MAXAY TAHAY SABABTA AY UKORDHIYEEN QIIMAHA BIYAHA GANACSATADA BOOYADAHA MAGAALADA QARDHO?
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha maamulka goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Cilmi Cali Cabdi u magacaabay gudoomiyaha gobolka Galgaduud.

Gobolka Galgaduud wax gudoomiye ah ma laheyn tan iyo markii la doortay Madaxweyne Qoorqoor.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: