Madaxweynaha DDSI Mustafe Cagjar ” Cadaalad in lamariyo ayaan kutalin laa Madaxweynihii hore  Cabdi Maxamuud Cumar

HomeWararka

Madaxweynaha DDSI Mustafe Cagjar ” Cadaalad in lamariyo ayaan kutalin laa Madaxweynihii hore Cabdi Maxamuud Cumar

Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida  Itoobiya Mustafa Muxumed Cumar Cagjar ayaa sheegay in lama huraan ay tahay in Madaxweynihii hore ee dowladd degaan

Ciidamada Jubbaland oo howlgalo qorshaysan ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab.
Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Xuseen (Shoortaaye) “Taariikhda Sool Sanaag iyo Cayn waa taariikh lafdhabar u ah, tiir u ah, taariikhdii halganka”
Hadal jedintii Gudoomiyaha gudiga haweenka & Xuquuuqul Insaanka baarlamaanka Galmudug|(daawo)

Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida  Itoobiya Mustafa Muxumed Cumar Cagjar ayaa sheegay in lama huraan ay tahay in Madaxweynihii hore ee dowladd degaanka Itoobiya  Cabdi Maxamud lamarsiiyo cadaalad .

Mustafa Muxumed Cumar Cagjar ayaa sheegay in Cabdi Maxamuud Cumar  loo heysto dilka kumanaan kun oo shacab ah oo si waxashnimo ah loo laayay dowladd degaanka Itoobiya, Maxkamadayntiisana ay socotoo haatan.

“Aniga cadaalada in la mariyo ayaa ku talin lahaa, wixii uu ka helaba, waayo aniga waxa cafin karaa wixii shaqsiyan aan ka tabanayo, dadkii dhibaateysnaa ee tobanaanka kun eheladooda la baabi’iyay ayay u taallaa, howl aan aniga qaban karo ma ahan”ayuu yiri Mustafa Cagjar.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: