Madaxweynaha cusub oo ka qeyb galay Shir ku saabsan dib u habeynta maaliyadda

HomeWararka

Madaxweynaha cusub oo ka qeyb galay Shir ku saabsan dib u habeynta maaliyadda

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta aalladda fogaan aragga kaga qeybgalay shir ku saabsan dib-u-habeynta dhaqaalaha dalka kaas

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir & Faadumo Dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta aalladda fogaan aragga kaga qeybgalay shir ku saabsan dib-u-habeynta dhaqaalaha dalka kaasoo ay yeesheen Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe.

Sida ay sheegeen xubno ku dhow is-araggan, Xasan Sheekh ayaa carabka ku adkeeyay “sida ay uga go’an tahay in lasii wado dib u habeynta dhaqaalaha iyo qorshaha deyn cafinta qaranka”.

Kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Dowladda cusub ee dalka ka dhalatay ayaa lagu waddaa in ay sii waddo qorshaha deyn cafinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: