Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo kulan la qaatay laamaha Amniga

HomeWararka

Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo kulan la qaatay laamaha Amniga

Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa saacado kadib doorashadiisii waxaa uu Maanta kulan deg deg ah la qaatay laamaha amniga Dow

Wasiiradii Cusbaa ee Puntland oo Barlamaanka La Hadlaya (TOOS U DAAWO)
BOOSAASO: CABITAAN NAFAQAYSAN OO QABOW DALBO ADOO GURIGAAGA JOOGA (daawo)
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa saacado kadib doorashadiisii waxaa uu Maanta kulan deg deg ah la qaatay laamaha amniga Dowlad Goboleedka Puntland.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay taliyayaasha iyo saraakiisha ciidamada Puntland,sida ay faafisay Madaxtooyada Dowlad goboleedka Puntland.

Kulanka ayaa intiisa badan looga hadlay dar-dar gelinta xaaladda ammaanka Puntland,taas oo qeyb ka aheyd balaan qaadkii Madaxweyne Deni xilligii uu ku jiray ol olaha doorashada.

Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa la filayaa in dhawaan ay Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ka dhacdo munaasabad lagu Caleemo saarayo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: