Madaxwayne Farmaajo oo sheegay guddoomiyeyaasha baarlamaan ee Hirshabelle iyo Galmudug inay la shaqaynayaan

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo oo sheegay guddoomiyeyaasha baarlamaan ee Hirshabelle iyo Galmudug inay la shaqaynayaan

“ Guddoomiyeyaasha golaha shacabka Hirshabelle iyo Galmudug waxaan idiin sheegaya in aan diyaar idiin la nahay in aan idiin kala shaqayno danta guud”

Jaaliyadda Puntland ee Finland oo Hambalyo u dirtay wakiilka Puntland u Fadhiya Swedan
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
SHIRWEYNAHA 5-AAD EE URURKA WARBAAHINTA PUNTLAND MAP

“ Guddoomiyeyaasha golaha shacabka Hirshabelle iyo Galmudug waxaan idiin sheegaya in aan diyaar idiin la nahay in aan idiin kala shaqayno danta guud” ayuu yiri madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaaho oo shalay khudbad ka jeedinayay furitaankii kalfadhiga golaha baarlamaanka.

Hadalka madaxwaynaha ayaa kusoo beegmaya iyadoo madaxwayanayasha dowlad goboleedyada oo ku shiray magaalada Kismaayo ay gabi ahaanba joojiyeen wada shaqayntii dowladda dhexe.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: