Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya shaaciyeey doorka AMISOM ee doorashada

HomeWararka

Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya shaaciyeey doorka AMISOM ee doorashada

Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) Danjire Francisco Madeira iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Mada

Madaxweynaha Ahlusuna,”Doorashada Galmudug Nama Qusayso” (DHEGAYSO)
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Soomaaliland
MARTISOOR: Prof Yaasin Beeldaaje iyo Faragalinta Somaaliya & Dowladaha Shisheeye

Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) Danjire Francisco Madeira iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka (NIEC), Xaliima Ismaaciil Ibraahim.

Dood-wadaag ayaa diirada lagu saaray doorashooyinka soo socda iyo doorka Ciidanka AMISOM.

AMISOM ayaa mar kale ku nuuxnuuxsatay sida ay uga go’antahay inay kala shaqeyso Dowladda Federaalka Soomaaliya sugida amniga doorashooyinka.

Waxa ay sidoo kale sheegtay AMISOM in ay taageero Buuxda ay siin doontu Guddiga doorashooyinka Qaranka si loo dhameystiro howlaha doorashooyinka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: