MAANHADAL: Garsoorka iyo Caddaaladda Puntland (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Garsoorka iyo Caddaaladda Puntland (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystitaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo maanta looga hadlay "Garsoorka iyo Caddaaladda Puntland." Wasiir Kuxigeenka Wa

MAANHADAL: hubanti la’aanta ka jirta hanaanka uu ku imaan doono hogaanka bedeli doona ,”
DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal iyo Puntland iyo Galmududug oo aan waxba isula harin
MAANHADAL: Maalinta Afka Hooyo iyo Muhiimadu noo leeyahay (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystitaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo maanta looga hadlay “Garsoorka iyo Caddaaladda Puntland.”

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caddaaladda Puntland oo barnaamijka kaqaybgalaya waxa uu yiri, “amni baan haysanaa, caddaalad baan haysanaa haddii aan reer Puntland nahay. Markii aan leeyahay caddaalad baan haysanaa waxaan ula jeedaa waad ogtihiin Koonfur waxaa jirta meel la dhaho Tooratoorow oo Shabaab xukumaan halkaas ayaa caddaalad loo doontaa oo Al-shabaab dadka u garnaqdaa; laakiin inaga maxkamadaheena iyo garsoorkeena ayaa hawshaas inoo haya marka waxaan leeyahay aan ilaashano amniga iyo cadaaladeena.”

Barnaamijka Axmed Sheekh Maxamed (Tallman) ayaa Daljir Boosaaso ka soo jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: