Maamulki degmadda Waajid oo xilka laga qaaday

HomeWararka

Maamulki degmadda Waajid oo xilka laga qaaday

Maamulka Koofurgalbeed ayaa xilalkii ka qaaday maamulka degmada Waajid ee gobolka Bakool iyadoo xilalalkaasna loo magacaabay mas’uuliyiin cusub.

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (daawo)
Mikel Arteta oo loo magacaabay tabaraha cusub ee Arsenal
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Maamulka Koofurgalbeed ayaa xilalkii ka qaaday maamulka degmada Waajid ee gobolka Bakool iyadoo xilalalkaasna loo magacaabay mas’uuliyiin cusub.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa maamul u cusub u magacaabey degmada Waajid ee gobolka bokool.

Guddoomiyaha degmada Waajid loogu magacaabey Maxamed Yuusuf Cali halka Guddoomiye kuxigeenka koowaad loo magacaabey Mukhtaar Axmed Xasan, halka Guddoomiye kuxigeenka labaad loo Magacaabay Cali Guuraaw Maxamed.

Magacaabista xilalkan ayaa yimid kadib markii uu booqasho ku tegey Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koofurgalbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: