Maamulka Somaliland oo xaqijiyeey labo ruux oo laga helay Coranavirus (Daawo)

HomeWararka

Maamulka Somaliland oo xaqijiyeey labo ruux oo laga helay Coranavirus (Daawo)

Maamulka la magacbaxay Somaliland ayaa shaaciyay markii ugu horeysay in dad qaba cudurka Coronovirus laga helay deegaano kamid ah Somaliland. Wasii

Warka Fiidnimo, Cabdishakuur Sunni Gaagaab, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)
Khaliif Ciise Mudan oo maanta lagu aasay Garoowe (daawo)

Maamulka la magacbaxay Somaliland ayaa shaaciyay markii ugu horeysay in dad qaba cudurka Coronovirus laga helay deegaano kamid ah Somaliland.

Wasiirka Caafimaadka Somaliland ayaa sheegay in markii baaritaano lagu sameeyay dad hore looga shakiyay in labo ka mid ah laga helay Coronavirus.

Labadan ruux ee laga helay cudurka ayaa la sheegay in mid kamid ah uu ka soo jeedo dalka Shiinaha uuna ku sugan yahay magaalada Berbera.

Qofka kale ayaa la sheegay inuu joogo magaalada Burco uuna ka soo laabtay dalka UK dhowaan.

Hase yeeshee, Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in labada ruux ay Xaaladood Caafimaad wanaagsan tahay.

Tiradan ayaa ka dhigeysa in 5 ruux oo qaba cudurka Coronaviraska laga helay dalka Soomaaliya iyadoo saddex ruux hore loogaga helay cudurkan

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: