Maamulka Koonfur galbeed oo xilka ka qaaday Xoghayihi degmadda Marka

Maamulka Koonfur galbeed oo xilka ka qaaday Xoghayihi degmadda Marka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed Mohamed Abukaŕ Cabdi ayaa xilkii ka qaadey Xoghayihii degmada Marka Maxamed Cismaan Cali Yiriisow,waxaana Xoghayaha Degmada loo magacaabey Xuseen Maxamed Daàhir.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu sheegay in xilka qaadistan iyo Magacaabistan ay keentay soo jeedin ka timid Guddoomiyaha degmada Marka.

Hoos ka akhriso wareegtada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0