Maamulka Galmudug oo bilaabay qorshe Cusub oo lagula dagaalamo Ayaxa (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Galmudug oo bilaabay qorshe Cusub oo lagula dagaalamo Ayaxa (dhegayso)

Axmed Sheekh Xasan (Jago Jago) Guddoomiyaha ka hortaga iyo la dagaalanka Ayaxa ee Cadaado oo radio Daljir Waraysi sinayeey ayaa ka hadlay dagalka Galmudug ay kula jirto Ayaxa. Guddoomiyihi wuxuu sheegay in qorshahan lagula dagaalamayo Ayaxa uu yahay mid lagu dabar goynayo,isla markaana looga suulinayo degaanadda Galmudug,si uusan khasaare baxaadleh ugu geeysan beeralayda.

Guddoomiye Yarisow “Maamulka Gobolka Benaadir waxaa ka go’an horumarinta Naafada Soomaaliyeed”
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo is casilay
Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Axmed Sheekh Xasan (Jago Jago) Guddoomiyaha ka hortaga iyo la dagaalanka Ayaxa ee Cadaado oo radio Daljir Waraysi sinayeey ayaa ka hadlay dagalka Galmudug ay kula jirto Ayaxa.

Guddoomiyihi wuxuu sheegay in qorshahan lagula dagaalamayo Ayaxa uu yahay mid lagu dabar goynayo,isla markaana looga suulinayo degaanadda Galmudug,si uusan khasaare baxaadleh ugu geeysan beeralayda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: