Maamulka degmada Qardho oo burburiyay dhul daaqsimeed ay shacabku deegamaysteen (sawiro)

HomeWararka

Maamulka degmada Qardho oo burburiyay dhul daaqsimeed ay shacabku deegamaysteen (sawiro)

Maamulka degmada Qardho ayaa ku guulaystay inuu ka hortago dhulka xoolo daaqsimeedka oo ay soo badnayaan dadka deegaamaynaya ama u asteeya calaamadaha

Taliye ku Xigeenkii Ciidanka Daraawiishta Puntland oo Is Casilay (Akhriso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
DAREEN 32aad: Abaaraha Soomaaliya iyo Saamayntooda (dhegayso)

Maamulka degmada Qardho ayaa ku guulaystay inuu ka hortago dhulka xoolo daaqsimeedka oo ay soo badnayaan dadka deegaamaynaya ama u asteeya calaamadaha bogcadaha banaan ee la leeyahay, waxaana maamulka uu burburiyay maanta dhul daaqsimeed ay dad shacab ah calaamadaysteen oo ay doonayeen inay mustaqbalka dhow ay guryo ka samaystaan.

Hoos kadhegayso duqa magaalada Qardho Cabdi Siciid Cismaan oo ka hadlaya

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: