LAASCAANOOD: Hogaamiye ku xigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil (Shiine) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Jabhadda hubaysan ee Awdal State Mukhtaar Cali Aadan.

LAASCAANOOD: Hogaamiye ku xigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil (Shiine) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Jabhadda hubaysan ee  Awdal State Mukhtaar Cali Aadan.

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa garab taagan Jabhadda Awdal State oo ku howlan sidii ay uga xoreynta lahaayeen dadkooda Maamulka Somaliland oo dhibaatou geysteu shacabka isla markaana garab u siin lahaayeen Hogaanka Jabhadda.

Booqashada guddoomiyaha Jabhada hubaysan ee Awdal uu ku tegey Laascaanood ayaa daba socota kulankii dhowaan Ay Hogaanka dhaqanka ee Awdal State iyo SSC-Khaatumo kuyeesheen wadanka Ethopia iyagoo isla qaatay in SSC-Khaatumo ay dhisto Awdal State.

Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0