Kulanka Madaxweynaha Puntland & Beesha Caalamka maxaa ka soo baxay? (dhegayso)

HomeWararka

Kulanka Madaxweynaha Puntland & Beesha Caalamka maxaa ka soo baxay? (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi isugu jira Qaramada Midoobey, Midowga Eur

Rooble: “Soo xulista ergada waxaa u madaxbanaan Duubabka iyo Bulshada Rayidka ee Beesha Kursiga leh lagumana faragalin karo”
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya Shir Madaxeedka 31aad ee dalalka Carabta
Maamulka Somaliland oo ka hadlay riditaanki xukumadii Xasan Cali khayre

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi isugu jira Qaramada Midoobey, Midowga Europe , Midowga Africa iyo IGAD, wafdigaasi oo uu hoggaaminayo Ku-xigeenka wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Raisedon Zenenga.

Madaxweynaha Dowladda Puntlan Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la wadaagay wafdigan aragtida Puntland ee ku aadan in dalku ka gudbo marxaladda uu hadda marayo si ay u dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah oo wakhtigeeda ku dhacda taasi oo lagu wada qanacsanyahay.

Hoos kaga bogo Warbixin aan ka diyaarinay kulanka.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: