Kulan Nairobi uga socda Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhigiisa Kenya

HomeWararka

Kulan Nairobi uga socda Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhigiisa Kenya

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goordhow Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho rasmi ah ku

Madaxweyne Farmaajo iyo shir-madaxeedkii 32aad ee qaaradda Afrika (sawirro)
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Mansor, Daljir Doolow (dhegayso)

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goordhow Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho rasmi ah ku tagay Kenya.

Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlaya xiriirka labada dal, ganacsiga iyo hagaajinta xiriirka labada dal oo aad u xumaad sanadihii la soo dhaafay.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ahmiyad gaar ah siinaya in danta shacabka Soomaaliyeed lagu raadiyo iskaashi iyo wax wada qabsi, taas oo horseedaysa horumarinta hannaanka iskaashi ee labada dowladood iyo danaha isku dhafan ee ka dhaxeeya labada shacab ee dariska ah, waxeyna adkeyneysaa xasilloonida, horumarka iyo wada-noolaanshaha shucuubta Gobolka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: