Kulan deg deg ah oo kasocda Dekadda Boosaaso & Dowaladda beenisay kordhinta Canshuuraha

dekadda Boosaaso waxaa hadda kasocda kulan xasaasi ah oo ay warbaahinta isugu yeertay wasaarada Dekadaha iyo Wasaarada Maaliyadda Dowladda Puntland ,kaas oo looga hadlay xirnaasha dekadda Boosaaso isbuuci lasoo dhaafay.

Ganacsatada wax kaso dajisata dekadda ayaa sheegay in lagu kordhiyeey canshuurta ,waxayna joojiyeen guud ahaan doonyihii kuso xiran jiray dekadda ,waxaana maanta kulan isugu yimid wasaarada Maaliyadda iyo Madaxda wasaarada dekadaha iyo Gadiidka badda Puntland.

Wasaaradaha ayaa beeniyeey in Canshuur lagu kordhiyeey ganacsatada ,taas oo horey u shegeen ganacsatadu in lagu kordhiyeey balse dowladda war ayeey kaso saartay.

codadka Gordhow lasoco insha allah

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com