Kulan Amniga loga hadlayeey oo ka dhacay Dhuusamareeb

HomeWararka

Kulan Amniga loga hadlayeey oo ka dhacay Dhuusamareeb

Wasiirka Cadaalada Galmudug Cabdi Maxamuud Fiidow ahna kusii simaha Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta shir Gudoomiyay kulan ku saab sanaa Amniga Deega

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun ku riday Burcad dhac geystay
Barlamaanka Puntland oo Ka Digey Marin Habaabinta Shacabka Abaartu Cayraysay (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Wasiirka Cadaalada Galmudug Cabdi Maxamuud Fiidow ahna kusii simaha Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta shir Gudoomiyay kulan ku saab sanaa Amniga Deegaanada Galmudug .

Kulanka oo kadhacay Xarunta uu ku shaqeeyo Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa kusugnaay qaar kamida Wasiirada Galmudug Xoghaya Guud ee Baarlamaanka Galmudug Xassan Maxamuud Faarax iyo Saraakiisha Ciidamada Booliiska iyo Nabad Sugida Galmudug iyo Agaasinmaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha ee Galmudug waxaa kulanka si guud looga hadlay Amniga Galmudug Gaar ahaan Caasimada Dhuusamareeb.

Inta uu socday kulanka ayaa waxaa Warbixino ku saabsan Amaanka ayaa waxaa looga dhageystay Saraakiisha Ciidamada ee kulanka kasoo qeyb gashay.

Cabdi Maxamuud Fiidow Wasiirka Cadaalada Galmudug ahna kusimaha Madaxweynaha Galmudug ayaa Laamaha amaanka ku amaanay shaqada ay uhayaan Bulshada Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: