Kor-u-qaadista codka haweenka: Awood-siinta dhanka warbaahinta

Kor-u-qaadista codka haweenka: Awood-siinta dhanka warbaahinta

Haweenku waxay doorka muhiimka ah ku leeyihiin bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda, Haddaba sidee haweenka Puntland uga qaybqaadan karaan nabadda, horumarka iyo dimuqraadiyeynta xiligan oo lagu jiro xaalad kala guur siyaasadeed ah oo ay soo dhowdahay wakhtigii doorashada?

Nala wadaag aragtidaada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0