Kiiskii ugu horeeyey ee Coronavirus oo laga helay DDS

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Kiiskii ugu horeeyey ee Coronavirus oo laga helay DDS

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Itoobiya ayaa Maanta shaacisey in qofkii horeeyey ee qaba Cudurka Coronavirus laga helay Dowlad Deegaanka Soomaalida

Biyo-la’aantii Jigjiga oo ka sii dareysa
ADDIS ABABA & TIRADDA MASAAJIDA LA DUMIYEEY
Bulshada Jigjiga ayaa ka hadley dhibaatada gudniinka gabdhaha lagu sameeyo xiliga ay yar yihiin

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Itoobiya ayaa Maanta shaacisey in qofkii horeeyey ee qaba Cudurka Coronavirus laga helay Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Itoobiya ayaa sheegtay in shaqsigaan uu ku nool yahay Magaalada Jigjiga una dhashay mid kamid ah qowmiyaha dalka Itoobiya.

Sidoo kale waxaa ay sheegtay Wasiirka Caafimaadka Itoobiya in qofka laga helay Cudurka Coronavirus uu dhawaan ka yimid deegaano ka tirsan Dowlad Goboleedka Puntland

Qofkii ugu horeeyey ee qaba Cudurka COVID-19 ee laga helay Dowlad deegaanka Soomaalida gaar ahaan Magaalada Jigjiga ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli xalay Bandow uu ka dhaqan galay Magaalada Jigjiga.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: