KHILAAFKA DOWLADDA PUNTLAND & HOGGAANKA CIIDAMADA PSF OO MEEL DARAN MARAYA |dhegayso| daawo)

HomeWararka

KHILAAFKA DOWLADDA PUNTLAND & HOGGAANKA CIIDAMADA PSF OO MEEL DARAN MARAYA |dhegayso| daawo)

“Kumaandooska Puntland ee Maraykanku tababaray oo joojiyey dagaalka kadhanka ah Daacish Jaahwareer Siyaasadeed dartii!” Waa ciwaanka qormo uu wargaysk

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (Dhegayso)
FALANQAYN: Maxaa Soo Celceliya Diidmadda Lacagta Shiling Somaaliga (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

“Kumaandooska Puntland ee Maraykanku tababaray oo joojiyey dagaalka kadhanka ah Daacish Jaahwareer Siyaasadeed dartii!” Waa ciwaanka qormo uu wargayska Wall Street Journal (WSJ) ka qoray khilaafka ka dhex aloosan hoggaanka Puntland iyo hoggaanka ciidanka PSF | “ciidamada PSF waa ciidamo midab kale leh oo waxa ay u egyihiin, una dhaqmaan sidii ganacsi qoys leeyahay oo kale. Askarta ugu badan waxa ay ka soojeedaan beesha Cismaan Maxamuud.” ayaa lagu yiri Qomada Wargeyska WSJ.

Dhegayso.

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: